Masuuliyiin la amray in ay si deg deg ah ku yimaadaan magaalada Jowhar

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku amray masuuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo tan magaalada Baladweyne in ay si deg deg ah u yimaadaan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Masuuliyiinta looga yeeray magaalada Jowhar waxaa ku jira Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo kuxigeenadiisa iyo sidoo kale Duqa magaalada Baladweyne, lamana cadeyn wali sababta Masuuliyiintan … Continue reading Masuuliyiin la amray in ay si deg deg ah ku yimaadaan magaalada Jowhar